M A O W A B D I R I S
A K Y U S U F |
M
A
O
W
A
B
D
I
R
I
S
A
K
Y
U
S
U
F
|
-
Qaamuuska Maow Abdirisak waxaan bilaabay
qoraalkaan markaan u soo guurey Helsinki 7 bilood kadib waxaan
helsinki ka mid noqdey 11.03. 2009 waqtiga iyo maalinta aan bilaabay
uruurinta qaamuuskeeygan jimce bacda qudbo 4. Desember
2009 waqtigaan oo aan ku jirey qol yar oo ah kuwa guryaha lagu sugo
waxaan daganaa markaan
bilaabaayey qoraalkaan kalevankatu 19 A Huone 227. 00100
Helsinki. Qolkana waxaa ila wadaagay nin finnish ah oo kaligeey ma
aheeyn !
Buugeeyga Erey Aruunta waxaan ugu tala galay in aan
wada barto
iyo in
aad igala faaiideeysataan inta ila midka ah.
A B
C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U
V W X Y Z |
B
- baari
baar cunto/cabid Ama Maqaaxi/maqaayad
- bakteeri
Jeermis ( bakteeriya )
- banaani
Moos/muus
- banaaninkuori
Qobka mooska / Diirka
Muuska
- bandiitti
Burcad/tuug
- barreli
Fuusto/Barmiil
- bataatti
Bataatiga Macaan
- bensa
batrool/gaas
- bensiini
Bansiin/benziin
- bensiiniasema
Xarunta
shidaalka ( gadiidka ka iibsadan )
- bigamia
Bijaamo ( dharka jiifka loo
xirto lab & dhidigba )
- bikinit
kastuumo/nigis
- biljardi
Biliyaardi / ciyaar labo qof lagu ciyaaro laba ul lagu ciyaro)
- biologia
baayoolaji
- blandata
qas ( wax leysku dar daro oo kale )
- blondi
midab baloonde ah
- bluffi
booteyn ( goodin )
- bodaaja, bodari
Jir dhise
- boileri
kar-kar ( biyo kar karaya )
- bokseri
hos gashi jirka ku dhagan (T. abu cumar )
- breikata
bareek daansi ( ciyaar )
- briljantti
dhal-dhalaalaya/ bir birqaya /wanagsan
- broileri
dooro / digaag
- brunssi
qeeyb/baranje
- brutaali
wuxuushnimo ( si daran an u
aba yel lahayn )
- budjetoida
dhaqli
dhaqaale
- bufetti, buffetti
Maqaayad ( cun cab in taad
doonto joog )
- bussikaista
Marinkabaska ( baska u qaas ah sharci)
- bussikortti
kaar bas
- bussikuski bussinkuljettaja baswade
- bussilippu
Tikit bas
- bussimaksu
lacagta baska
lagu raco
- bussipysäkki
Goob bas
joogsi/laga raaco ( maxado )
- bussivuoro
bas
kaltan ( waqtigiiba bas kale )
- buukata
qabsasho/carbuunasho sida: boos,hotel,qol
- britti
Qof biritish ka so jeeda
- basilika
caeen sida = kabsar caleenta ah
- bassokitara
Kitaar beeys leh
- Belgia
Biljam , wadanka
biljamka
- Banadir
Banaadir ( magac )
Isbitaalka banaadir.
älä anna periksi,
opiskella Suomea ! Ha is dhiibin, barro
luqadda finnishka !
FG.
Walaal hadii aad qalad ku aragto isku day in aad saxdo
adiga/ama la kaasho qof aqoon u leh mahadsanid.
boggan
kaliya waxa uu igu qaatey 7 saac maxa yeley english buu ahaa !
|
M
A
O
W
A
B
D
I
R
I
S
A
K
Y
U
S
U
F
|
|
|
|
M A O W A B D I R I S
A K Y U S U F |
|