M A O W A B D I R I S
A K Y U S U F |
M
A
O
W
A
B
D
I
R
I
S
A
K
Y
U
S
U
F
|
-
Qaamuuska Maow Abdirisak waxaan bilaabay
qoraalkaan markaan u soo guurey Helsinki 7 bilood kadib waxaan
helsinki ka mid noqdey 11.03. 2009 waqtiga iyo maalinta aan bilaabay
uruurinta qaamuuskeeygan jimce bacda qudbo 4. Desember
2009 waqtigaan oo aan ku jirey qol yar oo ah kuwa guryaha lagu sugo
waxaan daganaa markaan
bilaabaayey qoraalkaan kalevankatu 19 A Huone 227. 00100
Helsinki. Qolkana waxaa ila wadaagay nin finnish ah oo kaligeey ma
aheeyn !
Buugeeyga Erey Aruunta waxaan ugu tala galay in aan
wada barto
iyo in
aad igala faaiideeysataan inta ila midka ah.
A B
C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U
V W X Y Z |
A
- aamupäivä
Aroor hore ( 10 ka aroor nimo ka hor )
- aamuruuhka
Aroorta ciriirigeeda ( waqti
shaqo galista )
- aamuseitsemän
Todobada aroornimo
- aamu-tv
T.Viiga subaxa hore. ( showga subaxa )
- aamutähti
Xidigga
subaxa hore ,aroorta
- aamuvarhain
Hiirada,alaseey, diiq yeerka.
- aapinen
Buuga koowaad ee alifbetada ABC-buug
- aasi
Dameer,dameerad
- Aasia
Aasiya ( Qaarada Aasiya )
- aasialainen
Aasiyaan ah ( Qof kasoo jeeda Aasiya )
- aasintamma
Dameerad
- Aatami
Aadam ( Magac ) Adam C.s ~ calyhi salam
- aataminomena Adam's
apple Bocorta, Jocorta ( Lafta
ragga dhuunta )
- aatehistoria
Tariikhda fikradaha
- aava (avoin)
Furan
- aave
Reer aaqiraad ( ghost )
- aavikko
Saxara (
Lama dagaan )
- aavistaa
kutala
gal, Filasho,(Arin Aad sugeyso cml.)
- aavistamaton
kutalagalin,aadan
filayn,sugayn IWM.
- Abdirisak
Magac ( Qoraayga
Qaamuskan )
- abortinvastainen
Lid ku ah uurka la soo rido
- abortti
uur soo ridid
- aborttipilleri
kaniiniga uurka
rida
- adapteri
adhabtar ( waa qalab koronto )
- adjektiivi
Sifo
- adoptio
Korsasho ( tusale. ilmo aadan dhalin )
- adoptiohakemus
Codsi = foomka korsashada codsigeda
- adoptiolapsi
Canug lakorsadey
- adverbi
Ficil kabe
- Afrikka
Afrika
(qaarada )
- afrikkalainen
Qof afrikaan/mad ah.
- afroamerikkalainen
Afrikaan-Amerikaan
- afrokampaus
Aafro ( timo qaab weyn lodayey )
- agenda
Ajande, hadaf,
- agenttifilmi
Filim Tif-tif ( film
kashifaad ah )
- aggressiivinen
Xanaaq ah. gardaro ah.
- agitaatio
Qas,
Mushkilad ( xaalad qas ah )
- agitaattori
Qas wade, Fidno wade,
fittin wade
- ahaa
haa heey, aahey, uumhuu, ( hadal koobin )
- ahdas
Ciriiri, cidhiidhi ( isku xoonsan = dad oo kale
- ahtaat kengät
Kabo kugu dhagan, kugu
ciriiri ( cidhidhi ah)
- ahtaasti
Si
ciriiri ah
- ahtaus
boos la'aan ( meel la' )
- ahdistelija ( dumar,caruur )
Fara xumeeye
- Ahvenanmaa
Jasiirada Åland
- ai niin
Ar haa ! ( wax aad dib ka fahantey o kale )
- aidattu alue
oodan ( sida siligga ) ama police mel u xeran IWm
- aids ( AIDS
Cudurka Aydhiska
- aids-potilas
Bukaan aydhis
qaba
- aikaisemmin
Hada kahor, waqtigaan waqti
kahoreysey
- aikakausi
Sapinti
coor coorkii ( mudo hore ) era
- aikalukko
Waqti
xermid
- aikamitta
waqti
cabiri
- aikana
inta lagu guda jiro
kahden tunnin aikana ( Laba
saac gudahood )
- ahkera
Qof shaqo,wax barasho, waxqabad ku adag
- ahnas
Dhuuni
- ahneus
Dhuni nimo ( si daran u rabid ama an dhamnayn )
- ansioluettelo
CV, ( waraaq
lagu soo koobo: maxad so baratey, maxad ka so shaqeysey, waxa ad
xiseysaa IWM oo kooban
- antaa periksi
Is dhiibid
- Antaja
Bixiye
Tusaalooyin: hänen ahneudellaan ei ole mittaa
eikä määrää = Ma xadid no dhuuni nimadiisa/
Ama dhuuninimadeeda wax deeqaaba iska yar.
Faah faahin: ( Somali hadaan nahay waxaan dhahnaa: War qofkaan waa ceel
ama wuu imaan daran yahay wax deeqaaba iska yar. )
älä anna periksi,
opiskella Suomea ! Ha is dhiibin, barro
luqadda finnishka !
FG.
Walaal hadii aad qalad ku aragto isku day in aad saxdo
adigoo mahadsan.
boggan
kaliya waxa uu igu qaatey 7 saac maxa yeley english buu ahaa !
|
M
A
O
W
A
B
D
I
R
I
S
A
K
Y
U
S
U
F
|
M A O W A B D I R I S
A K Y U S U F |
|